Загрузка...

Weerarkii Cyber ee Gilgiley OCC Maraykanka – Bishii May 2025!

Dhacdo weyn oo gilgishay dunida cybersecurity! 🔥
Bishii May 2025, Xafiiska Kormeerka Bangiyada ee Maraykanka (OCC) ayaa la kulmay weerar internet oo sababay in xog xasaasi ah laga xado nidaamkooda email-ka. Clip-kan waxaan ku falanqaynay sida weerarka u dhacay, cidda looga shakisan yahay, iyo saameynta uu ku yeeshay nidaamyada maaliyadeed ee caalamka.

Daawo si aad u ogaato xaqiiqada ka dambeysa jebintan weyn ee taariikhda gashay! 💻⚠️

#CyberSecurity #OCC #DataBreach #HackingNews #TechUpdates #CyberAttack #InformationSecurity #DigitalWorld #TechnologyNews #DhacdooyinkaTechnologyada #Fintech #USA #May2025

Видео Weerarkii Cyber ee Gilgiley OCC Maraykanka – Bishii May 2025! канала SaddamFintech
Яндекс.Метрика
Все заметки Новая заметка Страницу в заметки
Страницу в закладки Мои закладки
На информационно-развлекательном портале SALDA.WS применяются cookie-файлы. Нажимая кнопку Принять, вы подтверждаете свое согласие на их использование.
О CookiesНапомнить позжеПринять