Загрузка...

PHP LESSON 003 Syntax - Af Soomaali

Casharkan PHP Lesson 003 Syntax wuxuu diiradda saaraya sida saxda ah ee loo qoro koodhka PHP. Waxaad ku baran doontaa qaabka PHP u shaqeeyo, sida loo furo loona xiro PHP tags, isticmaalka semicolon, iyo xeerarka muhiimka ah ee syntax ka. Casharkani wuxuu muhiim u yahay qof kasta oo raba inuu noqdo PHP developer ama bilaabaya barnaamijyada webka.

Casharkan waxaad ka faa’iideysan doontaa
– Fahamka PHP syntax
– Sida loo qoro koodh nadiif ah oo sax ah
– Khaladaadka caadiga ah ee beginners ka gala PHP
– Aasaaska horumarinta website dynamic ah

Casharkan waa qeyb ka mid ah PHP Full Course Af Soomaali, wuxuuna ku habboon yahay arday, barayaal, iyo qof kasta oo xiiseynaya barnaamijyada iyo web development.

Fadlan Subscribe samee channel ka, Like saar video ga, kuna reeb Comment haddii aad su’aal qabto.
#PHPLesson003, #PHPSyntaxAfSoomaali, #PHPFullCourseSomali, #PHPProgrammingSomali, #BarashadaPHP, #PHPBeginnersSomali, #WebDevelopmentSomali, #BackendProgrammingSomali, #CasharPHPAfSoomaali #ProgrammingSomali

Видео PHP LESSON 003 Syntax - Af Soomaali канала SaddamFintech
Яндекс.Метрика
Все заметки Новая заметка Страницу в заметки
Страницу в закладки Мои закладки
На информационно-развлекательном портале SALDA.WS применяются cookie-файлы. Нажимая кнопку Принять, вы подтверждаете свое согласие на их использование.
О CookiesНапомнить позжеПринять