- Популярные видео
- Авто
- Видео-блоги
- ДТП, аварии
- Для маленьких
- Еда, напитки
- Животные
- Закон и право
- Знаменитости
- Игры
- Искусство
- Комедии
- Красота, мода
- Кулинария, рецепты
- Люди
- Мото
- Музыка
- Мультфильмы
- Наука, технологии
- Новости
- Образование
- Политика
- Праздники
- Приколы
- Природа
- Происшествия
- Путешествия
- Развлечения
- Ржач
- Семья
- Сериалы
- Спорт
- Стиль жизни
- ТВ передачи
- Танцы
- Технологии
- Товары
- Ужасы
- Фильмы
- Шоу-бизнес
- Юмор
CASHARKA 40AAD UNIVERSITY MANAGEMENT SYSTEM PART Seven
Ku soo dhawaada koorsada dhammaystiran ee Barashada Visual Basic.NET (VB.NET) oo ku baxeysa Af-Soomaali fudud.
Muuqaalkan iyo casharadan waxay si gaar ah kuugu diyaariyeen sidii aad si xirfad leh u baran lahayd dhismaha softiweerada (Software Development), qorista code-ka OOP (Object-Oriented Programming), iyo naqshadaynta barnaamijyada Desktop-ka adoo isticmaalaya deegaanka Microsoft Visual Studio.
Taabo Link-ga hoose si aad u daawato casharada oo dhan
(Playlist):
https://youtube.com/playlist?list=PLVxNRTacytJfbO8tdceC4T3-Qp3VZ2V6X&si=c5X_kGY1DtL8mBoa
Maxaynu ku baran doonaa koorsadan?
Aasaaska Luuqada: Hordhaca Visual Studio, barashada Variables, Data Types, Conditional Statements (If-Else), iyo Loops.
Naqshadaynta GUI: Dhismaha Forms-ka iyo isticmaalka Toolbox (Buttons, TextBoxes, Labels, iyo GridView).
Farsamooyinka OOP: Barashada Object-Oriented Programming iyo maareynta khaladaadka code-ka (Error Handling).
Xiriirinta Database-ka: Sida loo xiriiriyo softiweerka iyo Database-ka (SQL Server / Access) si xogta loo kaydiyo.
Dhismaha Mashaariic Xaqiiqo Ah (Real-World Projects):
Waxaan si wada jir ah u dhisi doonaa mashaariic dhowr ah oo adiga kugu caawinaya inaad fahamto sida suuqa looga shaqeeyo.
Mashaariicda Waxqabad ee aan Koorsada ku dhex dhisi doono:
System-ka Maamulka Hoteelada (Hotel Management System)
System-ka Maamulka Jaamacadaha (University Management System)
Barnaamijka Xadirinta Ardayda
(Student Attendance System)
Barnaamijka Istiqfaarka iyo Tasbiixda (Istiqfaar Digital System)
System-ka Maamulka Iskuulada (School Management System)
System-ka Maamulka
Dawooyinka ama Ganacsiga (Inventory & POS System)
Haddii aad ku cusub tahay kanaalka,
fadlan subscribe dheh, like-na taabo muuqaalka si uu u gaaro arday badan oo IT-ga iyo Software Development-ka barata.
#VBNET #VisualBasic #SoftwareDevelopment #ProgrammingProjects #AfSomali #TechSomali #Coding #ITSpecialist
Видео CASHARKA 40AAD UNIVERSITY MANAGEMENT SYSTEM PART Seven канала Ahmed Elmi

Комментарии отсутствуют
Информация о видео
Вчера, 0:01:43
00:05:01
Другие видео канала