- Популярные видео
- Авто
- Видео-блоги
- ДТП, аварии
- Для маленьких
- Еда, напитки
- Животные
- Закон и право
- Знаменитости
- Игры
- Искусство
- Комедии
- Красота, мода
- Кулинария, рецепты
- Люди
- Мото
- Музыка
- Мультфильмы
- Наука, технологии
- Новости
- Образование
- Политика
- Праздники
- Приколы
- Природа
- Происшествия
- Путешествия
- Развлечения
- Ржач
- Семья
- Сериалы
- Спорт
- Стиль жизни
- ТВ передачи
- Танцы
- Технологии
- Товары
- Ужасы
- Фильмы
- Шоу-бизнес
- Юмор
Firewall Casharka 1aad
Ku soo dhawaada koorsada dhammaystiran ee Barashada Aasaaska Firewall iyo Taariikhdiisa oo ku baxeysa Af-Soomaali fudud.
Muuqaalkan iyo casharadan waxay si gaar ah kuugu diyaariyeen sidii aad si fudud u baran lahayd aasaaska sugidda amniga shabakadaha (Network Security Basics), taariikhdii uu soo maray Firewall, iyo sida uu u kobcay softiweerka difaaca xogta tan iyo bilowgii tiknoolajiyada.
Taabo Link-ga hoose si aad u daawato casharada oo dhan (Playlist):
https://youtube.com/playlist?list=PLVxNRTacytJeReZSoMPnOuBHMzC-MSg02&si=hD_19aAKGW_OeyN_
Maxaynu ku baran doonaa koorsadan?
Hordhaca Network Security iyo waxa uu yahay Firewall (Basics)
Taariikhda iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray Firewall
Noocyada ugu horreeyay ee Firewall iyo sida ay maanta u isbeddeleen
Sida Firewall u shaqeeyo iyo doorka uu ku leeyahay ilaalinta xogta shirkadaha
Haddii aad ku cusub tahay kanaalka, fadlan subscribe dheh, like-na taabo muuqaalka si uu u gaaro arday badan oo IT-ga iyo Cyber Security-ga barata.
#FirewallBasics #FirewallHistory #NetworkSecurity #AfSomali #TechSomali #ITSpecialist
Видео Firewall Casharka 1aad канала Somali Technology Academy (STA)

Комментарии отсутствуют
Информация о видео
13 мая 2026 г. 2:32:07
00:00:56
Другие видео канала