Загрузка страницы

Xamda_Bilan_ Hees_Dhaqtarkaaga_Noqon_Lahaa|Hees_Cusub|2021

Hees: Xamda Bilan

"Inkastoon Ka Dhiidhiyo Dhibta Aan kula Qabin
Misana Dhaawacaagaan Dhaymadiisa u Noolahay"

"Dhagar Qabaha Waayuhu Galgacayl Ma Dhowrtee
Cid Kastoo Igu Dheer Baan Daraadaa U Dhaafaa"

"Lugtu Waa Dhaqaajaha Noolaha Dhaweeyee
Hadaad Dhabarka Beshaan Dhaqtarkaaga Noqon lahaa"

"Naxariistu Waa dhalad Rabbi Kugu Dhex Aasee
Qofka Aad Mar Dhugataa Sow Nasiibku Uma Dhaxoo"

"Cishqi Aan La Dhuubtaa Dhamoow iigu Beertee
Dhalanteedka Maalmaha Sideen Kuula Dherershaa"

"Lugtu Waa Dhaqaajaha Noolaha Dhaweeyee
Hadaad Dhabarka Beshaan Dhaqtarkaaga Noqon lahaa"

Видео Xamda_Bilan_ Hees_Dhaqtarkaaga_Noqon_Lahaa|Hees_Cusub|2021 канала Fouad DhaaYe
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
27 октября 2020 г. 21:13:55
00:04:17
Яндекс.Метрика