Загрузка страницы

CABDI YARE | MAXBUUS CAASHAQ | NEW OFFICIAL VIDEO | LEGEND IS BACK 2021

CABDI YARE MAXBUUS CAASHAQ
EREYADA CALI HAYBE
LAXANKA CABAS HIRRAD
MUSIC MAFTUX CADCEED

Copyright@Hawraar Music

sida maayad sida mayey roob
miray laabta maansheeyoo
maxbuus caashaq sida u muuqdee
imulkiyey imaanqaaday
muxubiyo jaceyl i miray
murigiyo xumaan maydhay
miskigiyo midhihii janadaay

mar la'arag mar la'arag
filkeed ka mudhaay
ku mutoo imuunaysoo
mint kaama maarmi karo
maankaad dawooy miciin utehee
aan mabsuudee iiba muuqo

sida macalin magacweyn loo
meeqaamle maamuusoo
mahadshaan makhluuq ma jiraa
qof muuqdoo imiisaamey
marxabeeya maan dajiyay
markastaba imaaweelshay
cod macaan i maqashiiyay

mar la'arag mar la'arag
filkeed ka mudhaay
ku mutoo imuunaysoo
mint kaama maarmi karo
maankaad dawooy miciin utehee
aan mabsuudee iiba muuqo

Видео CABDI YARE | MAXBUUS CAASHAQ | NEW OFFICIAL VIDEO | LEGEND IS BACK 2021 канала Hawraar Music Production
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
9 ноября 2020 г. 11:30:09
00:05:35
Яндекс.Метрика