Windows 11 ma waxay noqon doontaa tii shirkada Microsoft ay eedo
Windows 11 ma waxay noqon doontaa halkii macaamiisha uga yaaceen shirkada Microsoft oo fursad weeyn u noqota Linux OS distros. TPM chip-ka waa mid dadka oo dhan aysan awoodin, keenina karta in dad badan ay ku qasabto in ay kombiyuutar cusub oo buuxiya shuruuda WIndows 11 ama isaga taga oo raadsada wax u badali kara. Waxaa jira OS badan oo kuu badali kara adigoon waxba kaa nusqaamin sida Linux Mint iwm.
Видео Windows 11 ma waxay noqon doontaa tii shirkada Microsoft ay eedo автора Millionaire Mindset
Видео Windows 11 ma waxay noqon doontaa tii shirkada Microsoft ay eedo автора Millionaire Mindset
Информация
20 октября 2024 г. 23:34:22
00:04:53
Похожие видео



















