Загрузка страницы

Barnaamijka Baro Diintaada iyo Wacdarihii ka dhacay!

S1 Maqaaxi ayaad soo gashay, markaad cuuntadii dalbatay ayaad aragtay in ninka kula fadhiyaa wax cunaya, kadibna inaad la fadhiisato xaaraan ayay kaa noqotay. Muxuu ninkaasi waday?
J1 Wuxuu cabayay Khamri, waana xaaraan in khamriile lala fadhiisto.
S2 Sheeg seeraha ama xuduuda Ilaahay ee aan loo dhowaan?
J2 Waa waxyaalaha Ilaahay xarrimay.
S3 Sheeg afarta kalmadood ee la qoro marka ilmuhu ku jiro caloosha hooyadii?
J3 Camalkiisa, Cimrigiisa, Arsaaqadiisa iyo khaatumadiisa.
S4 Maxay umada nabi Maxamed (scw) uga khayr badatay umadaha kale?
J4 Waxay is fartaa wanaagsa, xumaantana way iska reebtaa, Ilaahayna way rumaysantahay.
S5 Sheeg ninka safar dheer galay ee Ilaahay baryay ee ducada laga aqbali wayaay?
J5 wuxuu cunay xaaraan, dhar xaaraana wuu sitay.
S6 Hadii Yahuudi ku salaamo maxaad ugu jawaabaysaa?
J6 Waxaad ku dhahaysaa Wa Calaykum.
S7 Bisha Ramadaan waxa la xidhaa Shayaadiinta, hadana waxaan aragnay ayadoo ayadoo dadku danbiya galayaan?
J7 Sababtoo ah waxa jooga shayaadiinta yaryar.
S8 Sheeg qofka laga waraabinayo dheecaanka iyo dhididka ehelka naarta?
J8 waa khamriilaha.
S9 Sheeg ninku xilliga aanu guursan karin, loona guurin karin?
J9 Waa marka uu xajka u xurmaysanyahay.
S10 Sheeg marka gabadha xaaraan ka noqonayso inay dawaafto dawaafkii Waajibka ahaa?
J10 Waa marka ay hesho dhiiga caadada.
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka https://www.facebook.com/gaaldiid/
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
https://play.google.com/store/apps/de...
💥 Nagala soco bogeena Facebooka https://www.facebook.com/gaaldiid/
💥 Follow us on Instgram
https://www.instagram.com/abdulaziz_mohamed_oogle/
💥 Visiit our Website
http://gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
https://twitter.com/Abdulazi_Oogle
💥 Subscribe our Youtube
https://www.youtube.com/channel/UC1kXS7F0EA3KDEsY80fX2JQ

💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
https://www.youtube.com/channel/UCSK8-5RntQFKppMCTHOnErQ
--------- Thanks for watching---------------

Видео Barnaamijka Baro Diintaada iyo Wacdarihii ka dhacay! канала Abdulaziz Oogle
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
28 декабря 2021 г. 10:41:02
00:19:12
Яндекс.Метрика