Загрузка страницы

Babaay Mealybugs oo Burburinaya Beeraha Soomaaliya: Sidee Looga Takhalusi Karaa Dhibkiisa?

Cayayaankan dhibaato wayn ayuu kuhayaa beeralayda Somaaliyeed sida la'iisoosheegay sidaas darteed ayaan ujooginay videos kale oon wadnay. Beeralayda waxaa laga rabaa in ay baaritaan sameeyaan qaabka ugu haboon ee cudurkan ay iskaga qaban lahaayeen.

Videowgan waa hordhac kusaabsan babaay mealybug si ay beeralayda Soomaaliyeed ufahmaan dhibkiisa. Insha Allah videos kale ayaa xigi doona oon ugahadlayno qaabkii looxakamayn lahaa iyo warbixin kale oo kusaabsan cayayaan kan.

Видео Babaay Mealybugs oo Burburinaya Beeraha Soomaaliya: Sidee Looga Takhalusi Karaa Dhibkiisa? канала Farm Somalia
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
28 августа 2020 г. 3:34:30
00:08:08
Яндекс.Метрика