Загрузка страницы

Seynab Cige - Wallee Aniga Caashaqa ( Kaban )

Barta aan Facebook ku leenahay
https://www.facebook.com/Dhiblaawe-me...

Xigasho

https://www.pexels.com/videos/
Lyrics:

Walee aniga caashaqu
Wehelkaygii weeyaan
Wiil la iga beeriyo
Wadnahayga weeyaan

Wixii eed ka sheegtana
Iskumaba wanaagsanin
Warna nama dhexmari karo

Ay hooya a'ayoow
Hooyaloow
Hooyaloow hooyee
Hooyaleeey

Alla Waligay kamaan cabanineey
Alla ciil iguma weetayneey
Waa waqal daruuriyoo
Ubaxaan waraabshee
Ifka kula walaal ahay

Walee anigiyo caashaqu
Wacad baanu leenahay
Waaxyaha jidhkaygana
Dawadiisa weeyaan

Wixii eed ka sheegtana
Iskubama wanaagsanin
Warna nama dhex mari karo

Ay hooya a'ayoow
Hooyaloow
Hooyaloow hooyee
Hooyaleeeey

Alla bahdayada ma weerarineey
Alla warmo iima soo lulineey

Huunoow bahdayada ma werarineey
Alla warmo iima soo lulineey
Waa waqal daruuriyo
Ubaxaan waraabshee
Ifka kula walaal ahay

Видео Seynab Cige - Wallee Aniga Caashaqa ( Kaban ) канала Rageedii™
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
14 сентября 2020 г. 11:20:49
00:07:02
Яндекс.Метрика