Загрузка страницы

Sidii Filim Arga gax ah | Dhinaca Qarsoon ee caalmka iyo hogaaminta caalamka |

1949 waa 4 sano kadib dhamaanshihii dagaalkii 2aad ee aduunka - taariikhdaas qoraaga George orwell ayaa faafiyay mid ka mid ah riwaayadah ugu saamaynta badan , ilaa hadana ah riwaayadaha loogu iibsiga badanyahay ma ahan riwaayad waa odorosid caalamka sida uu noqon doono 1984 ilaa wixii ka dambeeyo .

riwaayad magaceedu yahay 1984 dib uxusuuso in uu qoray 1949 ka 35 sano hor taariikhdaas huwan magaca riwaayada .

riwaayad ay xataa mamnuuceen wadamada galbeedka dimuqraadiga ah inta aanan la gaarin kuwa shuuciga ah , waa sax in ay ku wajahantahay stalin iyo midowgii sovietka laakiin sidoo kale waxay ku socotaa galbeedka .

wuxuu ka hadlaayaa buuga sida uu sawiranaayo qoraaga asagoo akhrinaayo waaqica caalamka waqtigaas kadib dagaalkii 2aad ee aduunka wuxuu sawiranaayay dhalshada caalam dadka sidii xoolihii loola dhaqmi doono .
waxaad nagala soo xiriir kartaa

oinshar@gmail.com : omar inshar

kanaalka : www.youtube.com/ogaansho

twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL

facebook : www.facebook.com/OGANSHO

fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah www.youtube.com/ogaansho

#kanaalka_ogaansho

Видео Sidii Filim Arga gax ah | Dhinaca Qarsoon ee caalmka iyo hogaaminta caalamka | канала OGAANSHO
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
2 мая 2021 г. 23:58:28
00:12:48
Яндекс.Метрика