Загрузка страницы

Baro sida loo isticmaalo twitter

Twiiter waa mid kamida baraha bulshada kuwa ugu horeeya sidoo kale waa bar bulsho oo laysugu gudbiyo wararka iyo dhacdooyinka caalamka ee ugu dambeeyey ama hada dhacaaya , twitter waxaa aasaaaay jack dorsey iyo Noah glass iyo evan Williams, waxaana hawada uu soo galay sanadku markuu ahaa - March 21, 2006 oo hada laga joogo 13 sano ka hor.

#twitter #AqoontaCusub #tiknoolajiyada

Видео Baro sida loo isticmaalo twitter канала SUUQ HAYE
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
23 ноября 2020 г. 4:04:49
00:19:29
Яндекс.Метрика