XARIIR AXMED | HADDUU RABITAAN DHAB YAHAY | HEES BILAA MUSIC AH
Erayada Heesta:
Adaa Dhayal Saday xubiga
Waliba Dheel Moodayee
Dhabuu Aniga Iga yahay
4x.
Dharartii Aynan Qaban
Indhuhu Quruxdaaxa Bilan.
Sidii Danab La i Dhexqaad.
4x.
Ha Dhibin caashaqa hadhibin
Dhawaan buu dhashee ha dhibin
Dhalaan sidii Ha u socdee
Ha dheel dheeliyee ha dhibin.
4x
Hadduu Rabitaan Dhabyahay
jirkayguu Dhinac kastaba
Sidii dhiig waraabiyaa
4x
Dhanbaalana kaama helin
jawaabtaan dhawrayee
maxaa dhacayoo kh helay?
4x.
Ha Dhibin caashaqa hadhibin
Dhawaan buu dhashee ha dhibin
Dhalaan sidii Ha u socdee
Ha dheel dheeliyee ha dhibin.
4x
Видео XARIIR AXMED | HADDUU RABITAAN DHAB YAHAY | HEES BILAA MUSIC AH канала Mo Abshir
Adaa Dhayal Saday xubiga
Waliba Dheel Moodayee
Dhabuu Aniga Iga yahay
4x.
Dharartii Aynan Qaban
Indhuhu Quruxdaaxa Bilan.
Sidii Danab La i Dhexqaad.
4x.
Ha Dhibin caashaqa hadhibin
Dhawaan buu dhashee ha dhibin
Dhalaan sidii Ha u socdee
Ha dheel dheeliyee ha dhibin.
4x
Hadduu Rabitaan Dhabyahay
jirkayguu Dhinac kastaba
Sidii dhiig waraabiyaa
4x
Dhanbaalana kaama helin
jawaabtaan dhawrayee
maxaa dhacayoo kh helay?
4x.
Ha Dhibin caashaqa hadhibin
Dhawaan buu dhashee ha dhibin
Dhalaan sidii Ha u socdee
Ha dheel dheeliyee ha dhibin.
4x
Видео XARIIR AXMED | HADDUU RABITAAN DHAB YAHAY | HEES BILAA MUSIC AH канала Mo Abshir
Комментарии отсутствуют
Информация о видео
15 марта 2025 г. 9:06:23
00:04:35
Другие видео канала