Загрузка страницы

GULLED SIMBA Uma Qalantid 2021 OFFICIAL VIDEO

subtitle on
Directed by Shueib Dahir | Studio Hayati
Script by :Gulled simba
Photography by Taano Maha | Studio Hayati
https://www.instagram.com/shueibdahir
https://www.instagram.com/taanomaha
https://www.instagram.com/studiohayati
Music by: Abdiwahab Antar Naji
Ereyada iyo Laxanka: Abdishakur Badmadow
Volcal recording :Sule Studio HELSINKI

https://www.instagram.com/nabiil.bulle/
https://www.facebook.com/nabiilbuulle

📸 INSTAGRAM http://www.instagram.com/gulledsimba
📲 TWITTER http://www.Twitter.com/gulledsimba
👤 FACEBOOK http://www.facebook.com/gulledsimba

LISTEN

🎧SPOTIFY https://open.spotify.com/artist/3NjgNgzouGRNZ3W1XWMary

🍎APPLE MUSIC https://music.apple.com/ca/artist/gulledsimba/1493366954

heesta oo qoran

Uma qalantid qalbigaaga jabey uma qalantid
Uma qalantid niyadaada qasan uma qalantid
Uma qalantid qisadani axda ah uma qalantid

Uma qalantid qoomamiyo ciil uma qalantid
Uma qalantid qiiro aan dhamaan uma qalantid
Uma qalantid qof aan kuu tudheyn uma qalantid

Kooras
Dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin
Qeyrkaa hormood adigaa u ee ha qabsoomin
Haka sugin qofnaba qosolkiyo farxada adaa qaas ulee haka sugin qofnaba
Uma qalantid ilmadaada quban uma qalantid
Uma qalantid hadalada qadhaadh uma qalantid
Uma qalantid qasab iyo adeyg uma qalantid

Uma qalantid nabarada qarsoon uma qalantid
Uma qalantid jismigaaga qalan uma qalantid
Uma qalantid waa qadar allee uma qalantid

Kooras
Dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin
Qeyrkaa hormood adiga u ee ha qabsoomin
Haka sugin qofnaba qosolkiyo farxada adaa qaas ulee... haka sugin qofnaba

Видео GULLED SIMBA Uma Qalantid 2021 OFFICIAL VIDEO канала Gulled Simba
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
13 мая 2021 г. 2:36:47
00:05:27
Яндекс.Метрика