Загрузка страницы

Isbadallo Yaryar, Hormar Weyn || Atomic Habits || ILA AKHRI

Waxaan kusoo bandhigeynaa barmaanijka ILA AKHRI BUUGAN LA YIRAAHDO Atomic Habits oo uu qoray James Clear oo uu kaga hadlayo sida caadooyinka wanaagsan loo kasbadado kuwa xunna looga tago.
Buuga waxa uu sidoo kale soo bandhigayaa sida isbadallada yaryar nolashaada wax weyn oogu soo kordhin karaan meel sarana kuu gaarsiin karaan.
Qeybaha Muuqaalka:
0:00 Maxaa Naloo Sheegay?
01:37 Hordhac
02:05 1% Horay Usoco
06:30 Ciladaha Ahdaafta
09:20 3da Talaabo ee Isbadalka
11:33 Kasbo Caado Wanaagan
13:00 Qaanuunka 1aad
14:08 Qaanuunka 2aad
16:03 Qaanuunka 3aad
17:21 Qaanuunka 4aad

Linkigan Kasoo Dadso asagoo English ah:
https://murti-doon.com/product/atomic-habits-by-james-clear/
Mahdsanid.

Видео Isbadallo Yaryar, Hormar Weyn || Atomic Habits || ILA AKHRI канала Abdiwali Khalif
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
17 июля 2021 г. 1:51:56
00:18:35
Яндекс.Метрика