Загрузка страницы

Computer Science Xirfad ma leeyahay?

Waxaan Video-gan ooga hadleynaa xirfadaha Computer Science oo horay naloo soo weydiiyey.
Kuliyadaad jeceshahay inaan xirfadaheeda ka hadalno comment-ga noogu dhaaf asxaabtaada like oogu wac.
Commentiga oogu like bato kuliyadiisa Ayaan ka hadli doonaa video-ga soo socdo.

Fadlan faafi walaal hadaad ka faa'iidey si dhalinyarada kale ooga faa'iideystaan dhiirigalinna noogu noqoto.

Nagalasoo Xariir:
abdiweliqalif@hotmail.com

Видео Computer Science Xirfad ma leeyahay? канала Abdiwali Khalif
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
18 августа 2020 г. 14:25:51
00:07:42
Яндекс.Метрика