Загрузка страницы

Taariikhda Islaamka|| 2aad|| Abdulaziz Oogle

Muuqaalkan wuxuu ka warramayaa laba makhluuq oo aad u waawayn waana Carshiga iyo Kursiga. Carshigu waa makhluuqa ugu wayn waxyaalaha Ilaahay abuuray. Carshigu wuxuu leeyahay sifooyin dhawr ah
1 Carshigu waa mid sharaf leh
2 Carshigu wuu waynyahay.
3 Carshigu waa saqafka ama sanqaafka jannada Firdawsa
4 Carshigu wuxuu ahaaday biyo korkood
5 Carshigu wuu ka waynyahay Kursiga
6 Carshiga iyo Kursigu waa laba makhluuq oo kala duwan
7 Carshiga waxa xanbaarsan malaaig
8 Sideeda malag ee xanbaarsan way tasbiixsadaan waxayna u duceeyaan dadka toobada keenay.
9 Carshigu wuxuu Kursiga ka waynyahay sida kursigu uga waynyahay todobada samo iyo todobada dhulba.
10 Carshigu waa hareertiisa jooga malaaig u tasbiixsata Ilaahay
11 Carshiga waxa ku dul wareega tasbiixda, taxmiida iyo tahliisha ayagoo codkooda la moodo sida codka shinnada ayagoo saaxiibkood ku ag xusa Ilaahay agtiisa.
12 Kursigu wuxuu ka waynyahay samooyinka iyo Dhulkaba

💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka https://www.facebook.com/gaaldiid/
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
https://play.google.com/store/apps/de...
💥 Nagala soco bogeena Facebooka https://www.facebook.com/gaaldiid/
💥 Follow us on Instgram
https://www.instagram.com/abdulaziz_mohamed_oogle/
💥 Visiit our Website
http://gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
https://twitter.com/Abdulazi_Oogle
💥 Subscribe our Youtube
https://www.youtube.com/channel/UC1kXS7F0EA3KDEsY80fX2JQ

💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
https://www.youtube.com/channel/UCSK8-5RntQFKppMCTHOnErQ

#Taariikh
--------- Thanks for watching---------------

Видео Taariikhda Islaamka|| 2aad|| Abdulaziz Oogle канала Abdulaziz Oogle
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
13 июня 2020 г. 1:38:26
00:22:42
Яндекс.Метрика