Загрузка страницы

Si fudud u xiro barnaamijyada iPhone-kaaga (2 daqiiqo keliya)

Ma dooneysaa in aad ku xirato password barnaamijyada muhiimka ah ee iPhone-kaaga?

Muuqaalkan ku baro qaabka aad u xiran karto dhammaan apps-ka iPhonekaaga ama midka aad doonto adigoo ku xiranaya wajigaaga ama passwordka telefoonka.

Fadlan la wadaag asxaabtaada haddii aad ka faa'iddo ama halkan ka wac sxb adeegsada iPhone.

#iM252
#iPhone

Видео Si fudud u xiro barnaamijyada iPhone-kaaga (2 daqiiqo keliya) канала iM252
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
19 февраля 2024 г. 22:00:25
00:02:25
Яндекс.Метрика