Загрузка страницы

Diinta cusub ee caalamka | Ibraahiimiyada | mowduuc xasaasi ah |

Diinta cusub ,diinta cuusb ee caalamka al ibraahiimiya , mowduucaan ma ahan mid siyaasi ah ama dowlad gooni ah lid ku ah waa mowduuc xasaasi halis ah dhamaanteena nawada taabanaayo , laguna tilmaami karo khataraha ugu weyn ee umadaan islaamka soo wajahaayo .

heshiiskii maalin dhaweyd lagu saxiixay aqalka cad ee israaiil iyo labada dowladeed ee carbeed imraatka iyo baxrayn udhaxeeyay wuxuu xambaarsanaa magaca ( الإتفاق الإبراهيمي ) heshiiska ibraahiimiyada , … muuqaallo ,
waxaad nagala soo xiriir kartaa

oinshar@gmail.com : omar inshar

kanaalka : www.youtube.com/ogaansho

twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL

facebook : www.facebook.com/OGANSHO

fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah www.youtube.com/ogaansho

#kanaalka_ogaansho

Видео Diinta cusub ee caalamka | Ibraahiimiyada | mowduuc xasaasi ah | канала OGAANSHO
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
24 сентября 2020 г. 23:42:47
00:16:49
Яндекс.Метрика