Загрузка страницы

travel related vocabularies English to Somali

Moola Academy waxaa loogu talagalay in uu Haqab tiro baahidaada luuqada englishka waliba adoo lagugu barayo afkaaga hooyo.

muuqaalada aan halkaan soo galino ma ahan kuwa u jeedkooda loogu talagalay youtube,
waa cashaor loo diyaariyey arday gaar ah.
si ka faa'iideysi ah ayaan halkaan usoo galinay haddii aad ku aragto codka oo liita ama muuqaalka oo tayadiisa sarayn waankaaga cudur daareynaa.
muhiimadu waa in aan wax aqoontiina wax ku kordhin karo idin soo gudbino
haddii ay tahay marki ugu horeysey ee aad nasoo booqoto
fadlan like, subscribe sidoo kale lana wadaag asxbtada xiiseynaayo barashada luuqada English
mahadsanid

Видео travel related vocabularies English to Somali канала Moola Academy
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
26 марта 2023 г. 21:21:11
00:01:11
Яндекс.Метрика