Загрузка...

Xaqiiqada Mashruuc $20,000 ah: Sirta Creative Agency-yada ee aan lala wadaagin dadka soomaliyeed.

The $20K Creative Agency Project Nobody Talks About

Video-gan waxaan kaga hadlayaa sida ay Creative Agency-yadu u gaaraan project-yo waaweyn oo kumannaan dollar ah, iyo sababta businesses-ku lacag badan ugu bixiyaan Branding, Strategy, Marketing iyo Systems.

Dad badan waxay moodaan in Creative Agency-gu yahay logo design ama social media posts keliya…

Laakiin runtu way ka weyn tahay taas.

Waxaan rabaa in dhalinyarada Soomaaliyeed fahmaan:
skills-ka saxda ah, fikirka business-ka, iyo systems-ka wanaagsan inay kuu abuuri karaan fursado waaweyn.

🎥 Subscribe saar haddii aad rabto content dhab ah oo ku saabsan:
• Branding
• Creative Business
• Digital Skills
• Money Making Skills
• Real Client Projects
• Agency Growth

#CreativeAgency #Branding #Business #ZitAcademy #DigitalSkills #Freelancing #SomaliBusiness

Видео Xaqiiqada Mashruuc $20,000 ah: Sirta Creative Agency-yada ee aan lala wadaagin dadka soomaliyeed. канала ZitAcademy
Яндекс.Метрика
Все заметки Новая заметка Страницу в заметки
Страницу в закладки Мои закладки
На информационно-развлекательном портале SALDA.WS применяются cookie-файлы. Нажимая кнопку Принять, вы подтверждаете свое согласие на их использование.
О CookiesНапомнить позжеПринять