Загрузка страницы

Kuliyadda Dhismaha | Civil Engineering | Sharaxaad Kooban

Muuqaalkan waxaan ooga hadleynaa Civil Engineering oo ah mid kamid ah Qeybaha kuliyadda engineeringka

1.waxa lagu dhigo heerka koowaad ee Jaamacadda Bachelar ama Degree wixi ladhahaba Ayaan ka hadlaynaa.

2. sidoo kale waxaan ka wax ka iftiimineynaa qeybaha uu u kala baxo takhasuskan.

3. Kadibna waxaan soo gudbineynaa taalooyin ku aadan qalin jabin kadib waxa ay tahay arday-ga inuu sameeyo.

4. Softwarada lagu shaqeeyo ayaan sidoo kale wax ka tilmaameynaa.

Kafaa'iideysi wacan.
waxaad iga soo xariiri kartaan:
abdiweliqalif@gmail.com

Видео Kuliyadda Dhismaha | Civil Engineering | Sharaxaad Kooban канала Abdiwali Khalif
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
20 октября 2020 г. 14:33:44
00:06:34
Яндекс.Метрика