Загрузка страницы

Somaliya ayaa kaalmo iyo Risiq u doonatay Qoomuluudka caalamka. (Subxanalaah).

Xukuumada Somaliya ayaa u Risiq iyo Dawarsi tagtay Qoomuluudka Caalamka. Waxay weysiisteen in kaalmo lacageed inay soo siiyaan Somaliya.
Waa wax laga subxaanalaysto in ay Somaliya halkaa gaadhay oo ay kuwii dhaqanxumada caalamka ugu xumaa risiq ka doonaan.
Shacab Somaliya waxa loogu baaqayaa in aanay qaadan kaalmadaa laga soo dawarsaday Qoomuluudka Caalamka.
Guud ahaa Warbaahinta iyo CBB-da Somaliland ayaa arinta aan ka hadal oo iskaga aamusay.

Видео Somaliya ayaa kaalmo iyo Risiq u doonatay Qoomuluudka caalamka. (Subxanalaah). канала SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
13 октября 2022 г. 15:14:39
00:02:18
Яндекс.Метрика