Загрузка страницы

Ganacsiga Internetka sidee lacag wanagsan uga sameyn kartaa shirkada weyn ee (Amazon)

shrikada Amzon waa shirkada ku caan baxday ganacsiga e-commerce ga iyo online business ka oo iibisa alaabo nooc walba (products)

laba qaybood ayad uga shaqeysan kartaa shrikada weyn ee Amazon

1. marka hore hadaad rabtid in aad si hawl yar ah aad uga shaqeysatid lakiin aad woxooga lacag fee service aad bixisid waxaad sameynaysaa Amzon Business Account ka sameysan, kadib Alaabtaad toos ayey Amzon uugu dhici bakhaaradooda waa weyn (warehouse) qaybta layidhaahdo Fulfillment By Amazon oo hawsha oo dhan Department kaasi uu qabanayo wax walba.

2. ama waxaad sidoo kael ka furan kartaa Account kale oo layiraahdo Amazon Associates iyo Affiliate Marketing, qaybtani waxay ku saamaxaysaa in aad (Commission) ka heshid alaab kasta oo aad u xayeysisid Amazon ama ahaato mid aad iibsatay ama ahaato mid kale ee waxaad wax ku helaysaa waa adigoo alaabta Amazon xaysiiya.

like, share and subscribe thanks.

Mohamed Tukaale

Видео Ganacsiga Internetka sidee lacag wanagsan uga sameyn kartaa shirkada weyn ee (Amazon) канала Bariisle Media Network
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
20 февраля 2020 г. 5:06:32
00:06:21
Яндекс.Метрика