Загрузка...

Sidee Loo Sameeyaa Navigation Bar | Build Navbar with HTML & CSS

Ku soo dhawoow casharkeenna maanta – waxaan baran doonaa sida loo sameeyo Navigation Bar (menu-ka sare) adigoo isticmaalaya HTML & CSS.

This tutorial is beginner-friendly and fully explained in Af Somali, with step-by-step coding in HTML & CSS. Waxa aad baran doontaa sida:

Loo dhiso structure-ka nav-ka (HTML)

Loo isticmaalo CSS si loo qurxiyo nav-ka (colors, spacing, hover effects)

Loogu sameeyo responsive design (mobile-friendly toggle in next part)

✅ Maxaad ka heli doontaa casharkan?

Basic nav structure

Styling with CSS

Link hover effect

Centering or right-aligning menu

Clean and modern layout

💡 Ku habboon: Beginners, Students, iyo anyone baranaya Web Design.

🔔 Subscribe si aad u hesho casharo kale oo Af Somali ku baxaya!
📩 Comment su’aalahaada hoos – waan ka jawaabi doonaa.
📲 Share with friends learning to code!

Видео Sidee Loo Sameeyaa Navigation Bar | Build Navbar with HTML & CSS канала Skill Kaabe
Яндекс.Метрика
Все заметки Новая заметка Страницу в заметки
Страницу в закладки Мои закладки
На информационно-развлекательном портале SALDA.WS применяются cookie-файлы. Нажимая кнопку Принять, вы подтверждаете свое согласие на их использование.
О CookiesНапомнить позжеПринять