Загрузка...

"Weeraryahankii Kaydka Ahaa Ee Ka Fiicnaaday Saxiixii $150 Milyan ahaa 😳🔥⚽️"

Hugo Ekitike… ciyaaryahanka ay dad badani iska indha-tireen, balse hadda qof walba ka hadlo.
Laga soo bilaabo Reims ilaa PSG iyo Eintracht Frankfurt, Ekitike wuxuu soo maray waddo ay ku jirto rajo, niyad jab, iyo soo laabasho cajiib ah.
Laakiin su’aasha weyn waa: “Sidee buu dhab ahaantii u fiicanaday?” 🤔

👉 LIKE saar muuqaalka haddii aad jeceshahay da’yarta mustaqbalka leh!
💬 Comment ku qor ciyaaryahanka aad rabto inaan ka soo sameeyo next video-ga!
Ciyaaryahan kasta wuxuu leeyahay sheeko, laakiin tan Ekitike waa mid qarsoon oo xiiso leh...
Daawo ilaa dhamaadka si aad u ogaato sababta loogu bixiyay: “The Undercover Wonderkid.” 💥

#HugoEkitike #Wonderkid #Football #GOAT #NextGen

Видео "Weeraryahankii Kaydka Ahaa Ee Ka Fiicnaaday Saxiixii $150 Milyan ahaa 😳🔥⚽️" канала Halgan Sports
Яндекс.Метрика
Все заметки Новая заметка Страницу в заметки
Страницу в закладки Мои закладки
На информационно-развлекательном портале SALDA.WS применяются cookie-файлы. Нажимая кнопку Принять, вы подтверждаете свое согласие на их использование.
О CookiesНапомнить позжеПринять