Загрузка страницы

Ceemiska Caafimaadka, Qarashka Gobolka, Warqadda Shaqadda, Lacagta Shaqaalaha Beerta

Kusoo dhawaada Maine Public News Connect!

Ku biir kooxda WhatsApp-ka:
https://chat.whatsapp.com/KtnyfFNWQqh...

Maanta waa Jimco, Abriil 7-deeda qodobadda isbuuca ugu waa weyn waxaa kamid ah.

Waxaa idiin soo tabinaya Abdi Nor Iftin.

--

Maine Public News Connect waxay soo xushaa wararka ugu waa weyn isbuuclaha ee kabaxa raadiyaha Maine Public, waxaana si xirfad leh loogu turjumaa Fransiis, Spaanish, Bortaqiis, iyo Soomaali.

Taxanahan wuxuu qeyb kayahay qorshe Bulsho Isku Xir ah ee Maine Public taasoo uu qorshuhu yahay in laga dhigo gobolka Maine mid xoogan, iyo inuu gobolku noqdo mid si dhameestiran wax u og.
Nagu caawi inan warkan sii fidino!

Waxaad kaheli kartaa muuqaaladda wararkan oo turjuman si bilaash ah adigoo:

- Daawanaya liiska Maine Public News Connect ee YouToube iyo Facebook

- Adigoo kadaawanaya barta Maine Public: https://www.mainepublic.org/newsconnect

- Iska diiwaangeli qoraaladeena isbuuclaha halkan: https://www.mainepublic.org/connect

- Sii raac @Mainepublic ee Facebook, Twitter iyo Instagram

Mashruucani masuuro geli lahayn hadii aysan nagu caawin Maine Immigrant Rights Coalition, Presente Maine iyo sidoo kale Bulsho weynta Angola iyo Congo ee Maine.

Barnaamijkan Isku Xirka waxaa suura galiyay taageeradda shaqsiyaad, ganacsi, aas aas ee dhamaan gobolka Maine iyo Koo & Patricia Yuen, IDEXX, MaineHousing, cPort Credit Union, Sam L. Cohen, iyo Hannaford Supermarkets, urur oo ay ka go'antahay iney isbedel kasameeyaan Maine.

Ugu dambeyn, Maine Public waxay ku faraxsantahay iney iskaashi kala sameeso mashruucan Amjambo Africa, warsidaha rasmiga ah ee gacan saarka laleh Maine Public News Connect.

Видео Ceemiska Caafimaadka, Qarashka Gobolka, Warqadda Shaqadda, Lacagta Shaqaalaha Beerta канала Maine Public
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
7 апреля 2023 г. 9:00:08
00:09:07
Яндекс.Метрика