Загрузка страницы

DAYNTA | MURUG HABAYNKII DULLINIMO MAALINTII SIDEED DAYNTA ISAGA BIXIN ?|

Assalamu calaymu … daynta , Mid walba oo naga mid ah hadii la waydiiyo waxa ugu xun ee ay macquulka tahay in uu maalintiisa la kulmo waxaa hubaal ah in uu ku jawaabta qof dayn igu leh in uu iga soo horboxo . waxa aad ka wal walayso waa maxay … dayn .. bangi .. qof caadi ah .

Daynta waxaa lagu tilmaamay هم بالليل وذل بالنهار , murug habaynkii ah , dullinimo maalintii ah , in qofku meel uu mari jiray uu ka wareegto … is qariyo … dhulka fiiriyo markuu ka soo horbaxo qofkii daynta ku lahaa …. Daynta asxaabta dhexdooda ah , mida qaraabada kala qaataan , waji gabaxa iyo is naca laga dhaxlo .
waxaad nagala soo xiriir kartaa

oinshar@gmail.com : omar inshar

kanaalka : www.youtube.com/ogaansho

twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL

facebook : www.facebook.com/OGANSHO

fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah www.youtube.com/ogaansho

#kanaalka_ogaansho

Видео DAYNTA | MURUG HABAYNKII DULLINIMO MAALINTII SIDEED DAYNTA ISAGA BIXIN ?| канала OGAANSHO
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
4 января 2021 г. 0:36:39
00:13:27
Яндекс.Метрика