Загрузка...

WARARKA: M/WEYNE MUUSE BIIXI OO LA SHIRAY BEESHA GARXAJIS| ABEY AHMED OO OOYEY| MARARYKAN & RUUSHKA

Qodobada aad warka ku maqli doontaana waxa ka mid ah
Madaxweyen muuse biixi oo la shiray Saladiinta iyo cuqaasha beesha garxajis iyagoo sheegay inay si weyn u taageersan yihiin Madaxweynaha Somaliland Muuse biixi
Raysal wasaaraha itoobiya abbey ahmed oo oohinta ceshan kari wayey tolaw maxaa ka oohiyey
Maraykanka oo Diiwan galiyey 63 sanno ka dib markii u horeysay ee Dadku codkooda dhiibtaan taasoo ka dhacday degaano ka tirsan putland
Isreal oo weerartay ururka xisbulah ka dib markii shalay ay gantaalo ku xasuuqeen israailiinta
Maraykanka oo cusboonaysiiyay taliska militariga ee Japan, kana digay hanjabaadaha Shiinaha
Madaxweynaha Ruushka putin ayaa oo uga digay Maraykanka qalalaasaha gantaalaha ee nooca dagaalka qabow ku salaysan

#arabsiyo_news #xogtaqarsoon #somaliland #itoobiya #jabuuti #somalia

Видео WARARKA: M/WEYNE MUUSE BIIXI OO LA SHIRAY BEESHA GARXAJIS| ABEY AHMED OO OOYEY| MARARYKAN & RUUSHKA канала XOGTA CUSUB MEDIA
Яндекс.Метрика
Все заметки Новая заметка Страницу в заметки
Страницу в закладки Мои закладки
На информационно-развлекательном портале SALDA.WS применяются cookie-файлы. Нажимая кнопку Принять, вы подтверждаете свое согласие на их использование.
О CookiesНапомнить позжеПринять