Загрузка страницы

Cawayska Culimada Kulanka 11aad Dr. Xasan Sh. Cali Warsame

Barnaamijka Cawayska Culimadu waa barnaamij wacyi gelin ah, oo daawasho ah, waa barnaamij lagu soo bandhigayo qaybo ka mid ah nolosha, fikirka iyo waayo aragnimada culimada dalka. waa barnaamij la isku barayo bulshada gaar ahaan dhalinyarada iyo culimada ummada.
Martida Sannadka ee Cawayska Culimada:
Dr. Xasan Sh Cali Warsame.
Sh Cabdilaahi Xasan Xaashi (Berberaawi),
Dr. Faysal Maxamed Cali,
Sh. Maxamed Idriis Axmed,
Sh Shacbaan Cabdilaahi,
Sh Cabdiraxmaan Aw Axmed,
Sh Maxamuud Maxamed Xaliike,
Dr Cabdiqani Xuseen Maxamed Beder,
Dr. Ciise Maxamuud Cabdilaahi.
Dr. Saciid Maxamed Faarax.
Sh Maxamed Salaan Cali,
Sh. Axmed Cabdisamad Cabdulle
Sh Maxamed Sh Ismaaciil Sh Xasan,
Dr. Cabdirisaaq Maxamuud Takar
Sh Xasan Khayre Dirir.

Видео Cawayska Culimada Kulanka 11aad Dr. Xasan Sh. Cali Warsame канала Cawayska Culimada
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
6 июня 2018 г. 17:50:59
00:34:07
Яндекс.Метрика