- Популярные видео
- Авто
- Видео-блоги
- ДТП, аварии
- Для маленьких
- Еда, напитки
- Животные
- Закон и право
- Знаменитости
- Игры
- Искусство
- Комедии
- Красота, мода
- Кулинария, рецепты
- Люди
- Мото
- Музыка
- Мультфильмы
- Наука, технологии
- Новости
- Образование
- Политика
- Праздники
- Приколы
- Природа
- Происшествия
- Путешествия
- Развлечения
- Ржач
- Семья
- Сериалы
- Спорт
- Стиль жизни
- ТВ передачи
- Танцы
- Технологии
- Товары
- Ужасы
- Фильмы
- Шоу-бизнес
- Юмор
Kulan-dadweyne: Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado iyo Bulshada Qeybeheeda Kala Duwan
Halkan ka daawo kulan-dadweyne oo aan ku qabannay magaalada Cadaado ee Galmudug. Kulankan waxaa kasoo qeyb-galay duqa degmada, mudane Faarax Diiriye Warsame, xoghayaha degmada, mudane Cabdirahman Axmed Xersi, iyo mudanayaal kale oo ka tirsan golaha deeegaanka degmada, iyo dadweynaha degmada Cadaado.
Kulankaan oo qeyb ka ah kulamo dood-wadaag ah oo Somali Public Agenda ugu talo-gashay in lagu xoojiyo ka qeybgalka dadweyne ee arrimaha maareynta maaliyadda, adeeg-bixinta, iyo isla-xisaabtanka degmada iyo muwaaddiniinta, ayaa noqonaya kulankii seddexaad ee laga qabto isla degmadaan Cadaado.
#SomaliPublicAgenda #Cadaado #Galmudug #SPADialogue
-------------------------------------
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐀𝐠𝐞𝐧𝐝𝐚
𝘉𝘦𝘵𝘵𝘦𝘳 𝘎𝘰𝘷𝘦𝘳𝘯𝘢𝘯𝘤𝘦 𝘧𝘰𝘳 𝘉𝘳𝘪𝘨𝘩𝘵𝘦𝘳 𝘚𝘰𝘮𝘢𝘭𝘪𝘢
𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁 𝘂𝘀
𝗘𝗺𝗮𝗶𝗹: info@somalipublicagenda.org
𝗪𝗲𝗯𝘀𝗶𝘁𝗲: https://www.somalipublicagenda.org
𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸: https://www.facebook.com/somalipubagenda
𝗧𝘄𝗶𝘁𝘁𝗲𝗿: https://www.twitter.com/somalipubagenda
𝗜𝗻𝘀𝘁𝗮𝗴𝗿𝗮𝗺: https://www.instagram.com/somalipubagenda
𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸: https://www.tiktok.com/@somalipubagenda
𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: https://t.me/somalipubagenda
Видео Kulan-dadweyne: Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado iyo Bulshada Qeybeheeda Kala Duwan канала Somali Public Agenda (SPA)

Комментарии отсутствуют
Информация о видео
24 мая 2026 г. 18:46:31
01:21:11
Другие видео канала