Загрузка страницы

Rooda Maash--Karone Maxuu ku baday---09 May 2020

Waa barnaamij maalinle ah oo ka bixi doona channelkan "Laki Wacays Podcast". Barnaamijka ayaa kaga wareeysan doona Soomalida meel kasta eey joogaan isbedelka nololed ee cudurkan ku soo biiriyay. Umada Soomaaliyeed meel kasta oo eey joogaan waxaan kula dardaarmeyna ineey ilaaliyaan naftooda iyo kuwa ka ag dhow, raacaana talooyinka dhaqaatiirta iyo maamulada eey ku hoos noolyihiin. Caawa waxaan wareeysan doonaa Rooda Maash.

Видео Rooda Maash--Karone Maxuu ku baday---09 May 2020 канала Laki Wacays Podcast
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
10 мая 2020 г. 0:08:27
00:11:26
Яндекс.Метрика