Загрузка страницы

Khayru diin barbarossa | Maxay ilaa hadda Turkidu u Qadariyaan ? | Isku dayg a Hollywood |

khayru diin bar baroossa ,

Hadaad maanta qof weydiiso barbarossa wuxuu yahay wuxuu kuugu jawaabi ninkaas garka guduudan lehna ishana u duubantahay wuxuu ahaa burcad badeed hollywood aflaam badan ka samaysay .

laakiin xaqiiqada ayaa ah in khayru diin barbarosa uusan badda u galin si uu wax u dhaco ama uraadiyo waxa badda ku duugan oo ah ujeedka burcad badeeda , wuxuu ujeedkiisu ahaa bad baadinta kumanaan muslimiin ah iyo ka hortagida duulaanadii yurubiyaanka ee xeebaha muslimiinta tunis jazaair ilaa massar .
Magaciisa waa khضr bin yacquub laguna naanayso khayru diin baashaa halka magaca barbarossa ay yururubiyaanku u bixiyeen gaar aaan talyaaniga oo ay ulajeedaan ninka garka casaanka ah leh garka guduudan , BARBA + ROSSO ama Rossa , khayru diin barbarossa ,

xilliyada qaar dadku waxay isku ku qaldaan magaciisa iyo FRADRISH BARBAROSSA hogaamiyihii imbiraadhooriyadii romanka muqadaska ahayd sida uu maagceeda ahaa ee kajirtay jarmalka
waxaad nagala soo xiriir kartaa

oinshar@gmail.com : omar inshar

kanaalka : www.youtube.com/ogaansho

twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL

facebook : www.facebook.com/OGANSHO

fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah www.youtube.com/ogaansho

#kanaalka_ogaansho

Видео Khayru diin barbarossa | Maxay ilaa hadda Turkidu u Qadariyaan ? | Isku dayg a Hollywood | канала OGAANSHO
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
10 октября 2020 г. 16:21:24
00:13:27
Яндекс.Метрика