- Популярные видео
- Авто
- Видео-блоги
- ДТП, аварии
- Для маленьких
- Еда, напитки
- Животные
- Закон и право
- Знаменитости
- Игры
- Искусство
- Комедии
- Красота, мода
- Кулинария, рецепты
- Люди
- Мото
- Музыка
- Мультфильмы
- Наука, технологии
- Новости
- Образование
- Политика
- Праздники
- Приколы
- Природа
- Происшествия
- Путешествия
- Развлечения
- Ржач
- Семья
- Сериалы
- Спорт
- Стиль жизни
- ТВ передачи
- Танцы
- Технологии
- Товары
- Ужасы
- Фильмы
- Шоу-бизнес
- Юмор
🔥 JavaScript If Statements Somali | Comparison Operators & Else If Explained
🔥 Ku soo dhawoow MH Tech Somali
Casharkan waxaan ku baraneynaa JavaScript If Statements af-Soomaali si fudud, talaabo talaabo, iyo examples dhab ah oo kaa caawinaya inaad si fiican u fahanto sida JavaScript u qaato go'aamo.
If Statements waa qayb muhiim ah oo JavaScript ka mid ah sababtoo ah waxay kuu ogolaanayaan in code-kaagu go'aan gaaro iyadoo lagu saleynayo xaalado kala duwan.
Waxaan casharkan ku sharaxay:
✅ If Statement
✅ Else Statement
✅ Else If
✅ Comparison Operators
✅ Real World Examples
✅ Age Checking Examples
✅ Grade System
✅ Number Comparison
✅ Beginner Friendly Explanations
✅ Practical Coding Examples
Operators-ka aan ka hadalnay:
Tusaalooyinka aan sameynay:
• Da'da codbixinta
• Age verification
• Number comparison
• Grade checker
• Conditions kala duwan
Programming laguma barto daawasho kaliya.
Marka mararka qaar jooji video-ga, adiga isku day code-ka, qalad samee, dib u sax, kadibna sii wad.
Qof kasta oo maanta coding bilaabaya ha niyad jabin. Programmer kasta oo maanta weyn mar ayuu beginner ahaa.
Haddii aad rabto inaad barato:
JavaScript Af-Soomaali
React Af-Soomaali
Frontend Development
Backend Development
Real Projects
Coding Challenges
Programming Tutorials
Markaas waxaad joogtaa meesha saxda ah.
MH Tech Somali waxaa loo dhisay in bulshada Soomaaliyeed ay si fudud ugu barato technology iyo programming.
Taageer channel-ka:
Subscribe saar
Like saar video-ga
Share garee
Comment ku qor waxa aad maanta baratay
Qof kasta oo nagu soo biiro wuxuu qayb ka yahay safarka:
Learn • Build • Grow
Mahadsanidiin ❤️
#JavaScript
#IfElse
#ProgrammingSomali
#Coding
#JavaScriptSomali
#WebDevelopment
#MHTechSomali
Видео 🔥 JavaScript If Statements Somali | Comparison Operators & Else If Explained канала MH Tech Somali

Комментарии отсутствуют
Информация о видео
5 ч. 21 мин. назад
00:18:15
Другие видео канала