Загрузка страницы

Abwaan Maxamed X. Dhamac (Gaarriye) (Maansada fadgalbeed)

Maansada Fadgalbeed, oo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) ku soo bandhigay, barnaamijka "Sirta Ereyga" ee lagu qabtay Jabuuti, horraantii sagaashanaadkii. Abwaan Gaarriye, waxa uu ku geeriyooday carriga Norway 2012kii. Ilaahay ha u naxariistee, waxa uu ka mid ahaa, abwaanada aqoonta fiican u lahaa maansada soomaalida. Waxa uu ka mid ahaa, hormoodka horumarinta afka soomaaliga

Видео Abwaan Maxamed X. Dhamac (Gaarriye) (Maansada fadgalbeed) канала Sayid-Axmed Dhegey
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
9 февраля 2014 г. 21:09:31
00:10:23
Яндекс.Метрика