Загрузка...

Puntland ICT Exam 2025 |Part 1| |Afsoomaali|

🎓 Imtixaankii ICT-ga ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland 2025 (Form 4)

Muuqaalkan waxaan ku sharxayaa oo aan ku xallinayaa imtixaankii ICT-ga ee sanadkii 2025, kaas oo ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada Puntland.

📚 Waxaad ka baran doontaa:

- Xallinta su’aalaha ICT-ga si faahfaahsan
- Sharaxaad fudud oo kaa caawinaysa fahamka mawduucyada muhiimka ah
- Farsamooyin aad ugu diyaar garoobi karto imtixaanada

📌 Fiiro gaar ah: Tani waa qayb ka mid ah taxane, qaybaha kale si tartiib tartiib ah ayaan usoo gelin doonaa.

👍 Like saar, 💬 comment ku reeb, 🔔 subscribe-na samee si aad ula socoto casharrada ICT-ga.

#ICT #Form4 #Puntland #Imtixaan #2025 #Waxbarasho

Видео Puntland ICT Exam 2025 |Part 1| |Afsoomaali| канала M Cagogub Buuxsin
Яндекс.Метрика
Все заметки Новая заметка Страницу в заметки
Страницу в закладки Мои закладки
На информационно-развлекательном портале SALDA.WS применяются cookie-файлы. Нажимая кнопку Принять, вы подтверждаете свое согласие на их использование.
О CookiesНапомнить позжеПринять