Загрузка страницы

SOOMAALIDU MA CARABAA MISE...DR SADA MIRE

Su’aal Weyn;Soomaalidu ma CARABAA mise OROMADA ayeey walaal yahiin? Diinta ISLAAMKA ka hor Soomaalidu diin nooceeya ayeey haysteen?Magaalada AWBARKHADLEH ee Hargeysa ku dhaw ma magalooyin kale oo qadiimiya ayaa ku aasan?Maclulmaadkaasi oo dhan waxaan ka waraystay Dr Sacdiyo Mire oo ah khabiir Asaarta Qadiimiga ah waxaanay qortay dhawaan buug layidhaa “Divine Fertility”diimahii iyo dhaqamadii hore

Видео SOOMAALIDU MA CARABAA MISE...DR SADA MIRE канала BBC News Somali
Показать
Комментарии отсутствуют
Введите заголовок:

Введите адрес ссылки:

Введите адрес видео с YouTube:

Зарегистрируйтесь или войдите с
Информация о видео
12 марта 2020 г. 17:52:58
00:18:14
Яндекс.Метрика