Загрузка...

Section 2: Lesson 1 What is an Opportunity?

Section 2: Lesson 1 What is an Opportunity?

Course: Entrepreneurship

Entrepreneurship waxaa uga Bogan kartaa dhamaaan xirfadaha la xariira hal abuurka iyo maskax tuujinta. Course-kaan qofkii dhamaystirta wuxuu awood buuxda u helayaa inuu Ka fekero aragti ganacsi cusub isagoo sidoo kale dhamaan tilaabooyinka xiga ee looga baahanyahay ka hanan doono course kaan insha allah.
Content

0:00 - intro
0:19 - chapter 2
1:25 - What is an Opportunity
3:05 - Essential Qualities Of An Opportunity
6:47 - Conclusion
"Laambad E-learning Platform waa Madal E-wax barasho o Dhaman Skills-ka Aadumuhu U baahanyahay aad ka heli karto iyadoo Course walba ay Bixinayaan Institution ka ama Jaamacada Ugu haboon Ee Skills-kaas laga heli karo"

Course-ka Waxaa Bixinaaya #benadir research, Consultancy & Evaluation Center (Brce) iyadoo courseku ku bixi doonto Platform-ka Laambad E-learning Platform.

Booqo web-keena: https://laambad.com/
"hal Mar iibso oo abid kaa hayso"

Hal-kan ka iibso Course-ka oo dhamays tiran: https://laambad.com/courses/entrepreneurship/

More info: https://wa.me/message/UBKO6A4CPSHGJ1
#practical
#brce 
#laambad

Видео Section 2: Lesson 1 What is an Opportunity? канала Benadir Research, Consultancy & Evaluation Center
Яндекс.Метрика
Все заметки Новая заметка Страницу в заметки
Страницу в закладки Мои закладки
На информационно-развлекательном портале SALDA.WS применяются cookie-файлы. Нажимая кнопку Принять, вы подтверждаете свое согласие на их использование.
О CookiesНапомнить позжеПринять