Загрузка...

CASHARKA 2aad || waa csharka labaad ee barashada xirfada graphic design gaar ahaan mobile ka

Waxyaabaha Lagu Baranayo Koorsada

Koorsadan waxaad ku baran doontaa:

1. Hordhac guud oo ku saabsan PixelLab

Sida loo soo dejiyo barnaamijka

Interface-ka iyo qeybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay
2. Sida loo isticmaalo qalabka (tools-ka) ugu muhiimsan ee PixelLab

Text Tool: Qoraal gelinta iyo qurxintiisa

Shape Tool: Samaynta jaantusyo iyo qaabab kala duwan

Image Tool: Sida sawiro loogu daro, loo beddelo size, transparency, iwm

Eraser & Crop Tool: Ka saarista ama jarista qaybo sawirka ah
3. Color & Effects

Barashada sida midabada loo xusho

Isticmaalka gradients, shadows, iyo effects kala duwan
4. Samaynta Logo & Poster Design

Talaabo-talaabo loo sameeyo logo fudud

Samaynta posterro xayeysiin ah oo muuqaal ahaan soo jiidasho leh
5. Sida loogu sameeyo Thumbnails YouTube ama Social Media Content
6. Talooyin ku saabsan naqshadeynta casriga ah (Modern Design Tips)

Font-ka ku habboon

Isku-darka midabada

Alignment & Balance
7. Badbaadinta naqshadaha

Sida loogu keydiyo naqshadaha tayo sare leh (HD/PNG/JPG)

Transparent background export (PNG)

Видео CASHARKA 2aad || waa csharka labaad ee barashada xirfada graphic design gaar ahaan mobile ka канала SULTAN SULUB
Яндекс.Метрика
Все заметки Новая заметка Страницу в заметки
Страницу в закладки Мои закладки
На информационно-развлекательном портале SALDA.WS применяются cookie-файлы. Нажимая кнопку Принять, вы подтверждаете свое согласие на их использование.
О CookiesНапомнить позжеПринять